Xaakinnada 19:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa soddoggiis oo gabadha aabbeheed ahaa ayaa raajiyey isagii, oo saddex maalmood ayuu la joogay; markaasay wax cuneen oo cabbeen oo halkaasay ku hoydeen.

Xaakinnada 19

Xaakinnada 19:1-7