Xaakinnada 14:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samsoon, iyo aabbihiis iyo hooyadiis, waxay tageen Timnaad, oo waxay yimaadeen beerihii canabka ahaa oo Timnaad. Oo bal eeg, waxaa isagii ku soo ciyey libaax yar.

Xaakinnada 14

Xaakinnada 14:4-14