Xaakinnada 13:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, markii ololkii meesha allabariga ka kacay xagga samada, ayay malaa'igtii Rabbigu kor u raacday ololkii meesha allabariga; Maanoo'ax iyo afadiisiina way fiiriyeen; oo intay dhaceen ayay wejigoodii dhulka saareen.

Xaakinnada 13

Xaakinnada 13:10-21