Xaakinnada 11:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Yeftaah yimid Misfaah xagga gurigiisii, oo bal eeg, gabadhiisii baa ka soo baxday inay la kulanto, iyadoo daf tumaysa oo cayaaraysa. Madi bay u ahayd oo iyada mooyaane wiil iyo gabadh midna ma uu lahayn.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:25-39