Xaakinnada 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddaas way dhibeen oo dulmeen reer binu Israa'iil; oo siddeed iyo toban sannadood ayay dulmayeen kulli reer binu Israa'iilkii degganaa dalka reer Amor oo ku yaal Gilecaad Webi Urdun shishadiisa.

Xaakinnada 10

Xaakinnada 10:1-9