Xaakinnada 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu lahaa soddon wiil oo soddon qayl dameer fuuli jirtay, oo iyana waxay lahaayeen soddon magaalo, oo ilaa maantadan la joogo la yidhaahdo Hawood Yaa'iir, oo waxay ku yaalliin dalka Gilecaad.

Xaakinnada 10

Xaakinnada 10:1-6