Xaakinnada 1:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii wuxuu tegey dalkii reer Xeed, oo halkaasuu magaalo ka dhisay, oo magaceediina wuxuu u bixiyey Luus, kaasoo ah magaceeda ilaa maantadan la joogo.

Xaakinnada 1

Xaakinnada 1:24-35