Tirintii 33:31-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

31. Oo Mooseeroodna way ka guureen, oo waxay degeen Bini Yacaqaan.

32. Oo Bini Yacaqaanna way ka guureen, oo waxay degeen Xor Haggidgaad.

33. Oo Xor Haggidgaadna way ka guureen, oo waxay degeen Yaatbaataah.

34. Oo haddana Yaatbaataah way ka guureen, oo waxay degeen Cabronaah.

Tirintii 33