Tirintii 33:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Muuse wuxuu amarka Rabbiga ugu qoray bixitimmadoodii sidii sodcaalladoodu ahaayeen, oo sodcaalladoodii sidii bixitimmadoodu ahaayeen waa kuwan.

Tirintii 33

Tirintii 33:1-8