Tirintii 30:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii nin Rabbiga nidar u nidro, amase uu dhaar ugu dhaarto oo uu naftiisa sidaas ugu xidho, waa inuusan eraygiisa jebin. Waa inuu sameeyaa kulli wixii afkiisa ka soo baxay oo dhan.

Tirintii 30

Tirintii 30:1-11