Tirintii 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad Haaruun iyo wiilashiisa doorataa, oo iyagu waa inay dhawraan wadaadnimadooda, oo shisheeyihii u soo dhowaadana waa in la dilaa.

Tirintii 3

Tirintii 3:9-20