Tirintii 26:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu iyaga ka yidhi, Hubaal cidlada bay ku dhiman doonaan. Oo nin qudhuhu kama hadhin, Kaaleeb ina Yefunneh iyo Yashuuca ina Nuun mooyaane.

Tirintii 26

Tirintii 26:63-65