Tirintii 20:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haaruun wuxuu ku darman doonaa dadkiisii, waayo, isagu geli maayo dalkii aan siiyey reer binu Israa'iil, maxaa yeelay, hadalkaygii waad ku caasideen markaad biyihii Meriibaah ag joogteen.

Tirintii 20

Tirintii 20:21-29