Taariikhdii Labaad 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Sulaymaan wuxuu Yeruusaalem isugu soo shiriyey odayaashii reer binu Israa'iil, iyo qabiilooyinka madaxdoodii oo dhan, oo ahaa amiirradii jilibyadii reer binu Israa'iil inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan magaaladii Daa'uud oo Siyoon ahayd.

Taariikhdii Labaad 5

Taariikhdii Labaad 5:1-7