Taariikhdii Labaad 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo musmaarrada miisaankooduna wuxuu ahaa konton sheqel oo dahab ah, oo qolalkii sarena wuxuu ku dahaadhay dahab.

Taariikhdii Labaad 3

Taariikhdii Labaad 3:3-17