Taariikhdii Labaad 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Keruubiimta baalashooda dhererkooduna wuxuu ahaa labaatan dhudhun; mid baalkiisu wuxuu ahaa shan dhudhun oo wuxuu gaadhi karay guriga derbigiisa, oo kan kalena wuxuu ahaa shan dhudhun sidaasoo kale oo wuxuu gaadhi karay baalka keruubka kale.

Taariikhdii Labaad 3

Taariikhdii Labaad 3:9-17