Taariikhdii Labaad 1:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba meeshii allabariga ee naxaasta ahayd oo uu Besaleel ina Uurii oo ahaa reer Xuur sameeyey halkaasay tiil taambuugga Rabbiga hortiisa. Oo halkaasay Sulaymaan iyo shirkiiba Rabbiga ka doonayeen.

Taariikhdii Labaad 1

Taariikhdii Labaad 1:1-10