Taariikhdii Labaad 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorku wuxuu lacag iyo dahabba Yeruusaalem kaga dhigay sida dhagaxyo oo kale. Oo geedo kedar ahna wuxuu u soo badiyey oo ka dhigay sida geedaha darayga ah oo dhulka hoose ka baxa oo kale.

Taariikhdii Labaad 1

Taariikhdii Labaad 1:14-17