Taariikhdii Kowaad 8:13-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. iyo Beriicaah, iyo Shemac, oo ahaa madaxdii reeraha dadkii Ayaaloon degganaa oo ahaa kuwii eryay dadkii Gad degganaa,

14. iyo Axiyoo, iyo Shaashaq, iyo Yereemood,

15. iyo Sebadyaah, iyo Caraad, iyo Ceeder,

16. iyo Miikaa'eel, iyo Yishfaah, iyo Yooxaa, oo ahaa wiilashii Beriicaah,

17. iyo Sebadyaah, iyo Meshullaam, iyo Xisqii, iyo Xeber,

Taariikhdii Kowaad 8