Taariikhdii Kowaad 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Macakaah oo ahayd Maakiir naagtiisiina waxay dhashay wiil, oo magiciisiina waxay u bixisay Feresh, oo walaalkiis magiciisana waxaa la odhan jiray Shereesh, wiilashiisiina waxay ahaayeen Uulaam iyo Raaqem.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:13-21