Taariikhdii Kowaad 6:79-81 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

79. iyo Qedemood iyo agagaarkeedii, iyo Mefacad iyo agagaarkeedii.

80. Oo qabiilka reer Gaadna waxaa laga siiyey Raamod oo Gilecaad ku taal iyo agagaarkeedii, iyo Maxanayim iyo agagaarkeedii,

81. iyo Xeshboon iyo agagaarkeedii, iyo Yacser iyo agagaarkeedii.

Taariikhdii Kowaad 6