Taariikhdii Kowaad 4:5-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Oo Ashxuur oo ahaa Teqooca aabbihiisna wuxuu qabay laba naagood, oo waxay ahaayeen Xelaah iyo Nacaraah.

6. Oo Nacaraah waxay isagii u dhashay Axuusaam, iyo Heefer, iyo Teemnii, iyo Haa'axashtaarii. Intaasu waxay ahaayeen Nacaraah wiilasheedii.

7. Xelaah wiilasheediina waxay ahaayeen Sered, iyo Isehaar, iyo Etnaan.

Taariikhdii Kowaad 4