Taariikhdii Kowaad 26:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Xebroonna Yeriyaah madax buu ahaa, intaasu waa reer Xebroon sidii dadka reerahoodu u kala dhasheen. Oo waxaa iyaga la doondoonay sannaddii afartanaad oo boqortooyadii Daa'uud, oo waxaa iyaga dhexdoodii laga helay rag xoog badan oo jooga Yacser tii reer Gilecaad.

Taariikhdii Kowaad 26

Taariikhdii Kowaad 26:22-32