Taariikhdii Kowaad 23:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxay had iyo goor Rabbiga hortiisa ku bixin jireen qurbaanno la gubo oo dhan, waxayna bixin jireen sabtiyada, iyo markay bilaha cusubu dhashaan, iyo iidaha, waxayna u bixin jireen si waafaqsan tiradoodii qaynuunka ku qornayd,

Taariikhdii Kowaad 23

Taariikhdii Kowaad 23:29-32