Taariikhdii Kowaad 23:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, shuqulkoodu wuxuu ahaa inay reer Haaruun amarkooda ku adeegaan oo ay qabtaan hawshii guriga Rabbiga, iyo inay ka adeegaan barxadaha iyo qowladaha, iyo inay daahiriyaan waxyaalaha quduuska ah oo dhan, kaasu wuxuu ahaa shuqulka hawsha guriga Rabbiga.

Taariikhdii Kowaad 23

Taariikhdii Kowaad 23:26-32