Taariikhdii Kowaad 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa madax ahaa Yaaxad, Siisaahna wuxuu ahaa kii labaad, laakiinse Yecuush iyo Beriicaah wiilal badan ma ay lahayn, oo sidaas daraaddeed iyaga waxaa loo tiriyey isku reer.

Taariikhdii Kowaad 23

Taariikhdii Kowaad 23:9-13