Taariikhdii Kowaad 2:15-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. iyo Osem oo ahaa kii lixaad, iyo Daa'uud oo ahaa kii toddobaad,

16. oo walaalahoodii gabdhaha ahaana waxay ahaayeen Seruuyaah iyo Abiigayil, oo Seruuyaah wiilasheediina waxay ahaayeen saddex, Abishay iyo Yoo'aab iyo Casaaheel.

17. Abiigayilna waxay dhashay Camaasaa, oo Camaasaa aabbihiisna wuxuu ahaa Yeter oo reer Ismaaciil ahaa.

Taariikhdii Kowaad 2