Taariikhdii Kowaad 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, guri ma degin ilaa maalintii aan reer binu Israa'iil soo bixiyey iyo tan iyo maantadan, laakiinse teendhaba teendho kalaan uga bixi jiray oo taambuugna mid kalaan uga bixi jiray.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:1-11