Taariikhdii Kowaad 15:3-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Oo Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan wuxuu ku soo wada ururiyey Yeruusaalem in sanduuqii Rabbiga la keeno meeshiisii uu u hagaajiyey.

4. Oo haddana Daa'uud wuxuu soo wada ururiyey reer Haaruun iyo reer Laawi.

5. Kuwii reer Qohaad waxay ahaayeen Uurii'eel oo madax ahaa, iyo walaalihiis oo ahaa boqol iyo labaatan nin,

6. kuwii reer Meraariina, Casaayaah oo madax ahaa, iyo laba boqol iyo labaatan nin oo walaalihiis ahaa,

Taariikhdii Kowaad 15