Taariikhdii Kowaad 12:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana halkaasay Daa'uud la joogeen intii saddex maalmood ah, iyagoo wax cunaya oo wax cabbaya, waayo, walaalahood baa sooryo u diyaariyey.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:30-40