Taariikhdii Kowaad 12:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Sebulunna waxaa ka joogay kuwo ciidanka geli kara oo dagaalka isu safi kara, iyagoo wata cayn kasta oo ah alaabta dagaalka, oo isdiyaarin kara, oo aan labaqalbiilayaal ahayn, oo tiradooduna waxay ahayd konton kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:32-40