Sharciga Kunoqoshadiisa 31:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Muuse tegey oo erayadan kula hadlay reer binu Israa'iil oo dhan.

2. Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Maanta waxaan jiraa boqol iyo labaatan sannadood, oo mar dambe ma bixi karo, mana soo geli karo, oo Rabbiguna wuxuu igu yidhi, Webigan Urdun ka gudbi maysid.

3. Haddaba waxaa idin hor gudbaya Rabbiga Ilaahiinna ah, oo hortiinna buu ka baabbi'in doonaa quruumahaas, oo idinna iyaga waad hantiyi doontaan, oo sidii Rabbigu yidhi, waxaa idin hor kici doona Yashuuca.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31