Sharciga Kunoqoshadiisa 2:15-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Oo weliba gacantii Rabbigu iyaga gees bay ka ahayd, si iyaga looga wada baabbi'iyo xerada dhexdeeda jeeray wada baabba'aan.

16. Markii dadkii dagaalyahannada ahaa oo dhammu ay wada baabbe'een oo ay dadka dhexdiisii ka wada le'deen,

17. ayuu Rabbigu ila hadlay oo igu yidhi,

18. Maanta waa inaad ka gudubtaa Caar oo ah soohdinta dalka Moo'aab,

Sharciga Kunoqoshadiisa 2