Sharciga Kunoqoshadiisa 14:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Haadda daahirka ah oo dhan waad cuni kartaan.

12. Laakiinse ha cunina haadda caynkan ah: baqalyada, iyo babawga, iyo saratoosiyaha,

13. iyo xuunshada, iyo shimbirlaayaha, iyo faragooysta caynkeeda,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14