Sharciga Kunoqoshadiisa 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas dadka magaaladaas deggan hubaal waa inaad seef ku laysaan, oo dhammaanteed waa inaad wada baabbi'isaan, oo kulli waxa magaaladaas ku jira iyo xoolaheedaba seef ku laaya.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:11-18