Samuu'eel Labaad 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas dabadeed ayaa Daa'uud reer Falastiin laayay, oo jebiyey, oo Daa'uudna wuxuu gacantii reer Falastiin ka qaaday magaalada la yidhaahdo Meteg Ammaah.

Samuu'eel Labaad 8

Samuu'eel Labaad 8:1-4