Samuu'eel Labaad 21:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud intuu tegey ayuu lafihii Saa'uul iyo lafihii wiilkiisii Yoonaataan ka soo qaaday dadkii reer Yaabeesh Gilecaad oo ka xaday jidkii Beytshaan, kaasoo ah meeshii ay reer Falastiin ku deldeleen iyaga, maalintii ay reer Falastiin Saa'uul ku dileen Gilboca,

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:5-16