Samuu'eel Labaad 18:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii reer binu Israa'iilna waxaa meeshaas ku laayay addoommadii Daa'uud, oo maalintaas waxaa la laayay dad badan, oo waxaa ka dhintay labaatan kun oo nin.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:1-17