Samuu'eel Labaad 16:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Daa'uudna markuu Baxuuriim yimid, waxaa ku soo baxay nin ay Saa'uul isku cid ahaayeen, oo magiciisa la odhan jiray Shimcii ina Geeraa. Wuu soo baxay, isagoo habaartamaya intuu soo socday.

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:1-15