Samuu'eel Labaad 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadiisii oo dhammuna way dhinac mareen, iyaga iyo reer Kereetiim oo dhan, iyo reer Feleetii oo dhan, iyo reer Gad oo dhan, kuwaasoo ahaa lix boqol oo nin oo Gad ka soo raacday, dhammaantood boqorkii way hor mareen.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:11-23