Samuu'eel Labaad 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Taamaar gurigii walaalkeed Amnoon ayay tagtay; oo isna wuu iska jiifay. Markaasay qaadday cajiin, wayna cajiintay, oo hortiisay moofa ku samaysay, markaasay moofadiina dubtay.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:7-16