Samuu'eel Kowaad 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ilaa maalintii sanduuqu yiil Qiryad Yecaariim wakhtigu waa dheeraa, maxaa yeelay, waxay ahayd labaatan sannadood, oo reer binu Israa'iil oo dhammuna Rabbiga ayay ka daba barooran jireen.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:1-7