Samuu'eel Kowaad 28:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu ku yidhi, Muxuu u eg yahay? Markaasay tidhi, Waxaa soo baxaya nin oday ah oo huwis huwan. Kolkaasaa Saa'uul wuxuu ogaaday inuu kaasu Samuu'eel yahay, wejiguuna dhulka saaray, wuuna u sujuuday.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:8-17