Samuu'eel Kowaad 14:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii Saa'uul noolaa oo dhan dagaal kulul oo reer Falastiin ka gees ah ayaa jiray. Oo Saa'uulna markuu arko nin xoog leh, amase nin daran wuu qaadan jiray.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:45-52