Sabuurradii 94:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, Ilaaha aargudashada lahow, Ilaaha aargudashada lahow, soo iftiin.

2. Xaakinka dunidow, sara joogso, Oo kuwa kibray abaalkooda mari.

3. Rabbiyow, kuwa sharka lahu ilaa goormay, Kuwa sharka lahu ilaa goormay guulaysanayaan?

4. Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.

Sabuurradii 94