Sabuurradii 89:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaas oo ah Ilaaha ugu cabsida badan guddiga kuwa quduuska ah, Oo waajibka tahay in kuwa hareerihiisa ku wareegsan oo dhammu ay ka cabsadaan.

Sabuurradii 89

Sabuurradii 89:1-8