Sabuurradii 73:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Hubaal Ilaah waa u roon yahay reer binu Israa'iil, Iyo xataa kuwa qalbigoodu daahirka yahay.

2. Laakiinse anigu waan turunturoon gaadhay, Oo tallaabooyinkayguna waxay u dhowaadeen inay simbiriirixdaan.

3. Waayo, waxaan ka hinaasay kuwa qabka weyn, Markaan arkay barwaaqada ay kuwa sharka lahu haystaan.

4. Waayo, geeridoodu xanuun ma leh, Laakiinse xooggoodu waa adag yahay.

Sabuurradii 73