Sabuurradii 70:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, soo dhaqso oo i samatabbixi, Rabbiyow, soo dhaqso oo i caawi.

2. Kuwa doondoonaya inay naftayda iga qaadaan Ha ceeboobeen oo ha wareereen, Oo kuwa waxyeelladayda ku farxaana Dib ha u noqdeen oo ha sharaf beeleen.

3. Kuwa Ahaa, Ahaa, lahu, Ceebtooda dib ha ula noqdeen.

Sabuurradii 70