Sabuurradii 69:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidow, Ilaaha ciidammadow, kuwa ku sugaya yaanan ceeb u soo jiidin, Ilaaha reer binu Israa'iilow, kuwa ku doondoonaya yaanan sharafjab u soo jiidin.

Sabuurradii 69

Sabuurradii 69:5-16