Sabuurradii 69:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa sababla'aanta ii nebcaadaa way ka sii badan yihiin timaha madaxayga, Kuwa doonaya inay i baabbi'iyaan iyagoo cadaawayaashayda gardarro igu ah waa xoog badan yihiin, Markaasaan magdhabay wax aanan qaadan.

Sabuurradii 69

Sabuurradii 69:1-8